Al-Shabaab oo sanad ka dib soo bandhigtay Weerarkii Bariire & gaadiid ay ku qabsatay (Sawirro)

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah koox warbaahinta u qaabilsan Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay ku soo bandhigeyso weerarkii bishii August ee sanadkii hore ka dhacay degaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose kaasoo ay kooxdan cagta ku marisay saldhigii ciidamada dowlada ee halkaas ku yiilay. Filimkan ayaa lagu soo bandhigay qaabkii uu ku bilowday weerarka, sida dagaalyahanada Al-Shabaab … Continue reading Al-Shabaab oo sanad ka dib soo bandhigtay Weerarkii Bariire & gaadiid ay ku qabsatay (Sawirro)